Xukuumadda Washington oo eedaysay Golaha Ammaanka
Mareykanka ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku eedeeyay waxqabad la'aan, ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay Gantaallo ay ...
Mareykanka ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku eedeeyay waxqabad la'aan, ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay Gantaallo ay ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 83-aad, guutada 14-ka October ee fadhigooda yahay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada hoose, ...
Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Saraakiil Ciidan, ayaa goordhaw gaaray degmada Xarardheere ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay inay door ka qaataan la dagaallanka ...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bayaan rasmi ah Isniintii shalay ka soo saaray qorshaha Israa'iil ay ku balaadhinayso degaamada ...
Shucuubta ku dhaqan dalalka caalamka aya maanta u dareeray xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ah munaasabad muhiim ah oo loo ...
Labo Dhul-gariir ayaa waxay xalay ka dheceen Gobalka Hatay ee dalka Turkiga, oo dhaca xuduudka ay wadagaan dalka Suuriya. Hay’adda ...
Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa beenisay jiritaanka warar laga faafiyey barnaamijka dhaqancelinta dadka ka soo goosta Khawaarijta ama ...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Dr Maxamed Xasan Maxamed ayaa manta ka qaybgalay munaasabadda Aqoon ...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa si ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho