Wasiirka Isgaarsiinta Oo Ka Qeybgalay Doorashada Hoggaanka Ururka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah Ee (ITU)
Waxaa magaalada Bukharest ee Dalka Roomaaniya ka socda shirka Wadamada Xubnaha ka Ah Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee loo yaqaanno ...
Waxaa magaalada Bukharest ee Dalka Roomaaniya ka socda shirka Wadamada Xubnaha ka Ah Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee loo yaqaanno ...
Shirka Ban-Baxa Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo soconayey muddo laba maalmood ah ...
Taliyaha guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Bashiir Cumar oo hogaaminaya howlgallada culus ee ay Ciidamada Kumaandooska Gorgor ka wadaan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Hiiraan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka tacsiyeeyay geeridda xaqa ah ee Nabadoon Cilmi Xagar Guure oo ...
Maamulka isbitaalka Demartino ayaa shaaciyay in isbitaalku uu qaban doono Olole qaliin lacag la’aaneed kaas oo loogu talagalay dadka dan ...
Maxamed Xasan Nuur oo katirsana kooxda Argigixisada Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ...
Shirkii Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada argagixisadu shacabka ku dhibaateeyaan, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka ...
Ciidanka Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa in ka badan 40 ka tirsan Maleeshiyada Argagixisada Al-Shabaab ku dilay deegaanka Ceel ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa deeq Raashiin ah gaarsiiyay Barakacayaal ku sugnaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho