Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Hay’adda SODMA iyo Wasiir ku-xigeenka Kalluumeysiga?
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kalluumeysiga ...
















