Ciidanka Sirdoonka NISA oo dilay 20 ka tirsan Khawaarijta
In ka badan 20 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo ...
In ka badan 20 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo ...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane , Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda sanad-guurada 53-aad ...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warbixinta Nidaamka Maareynta Macluumaadka deeqaha, taas ...
Ciidanka hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa howlgalka ATMIS ayaa saacadihii la soo dhaafay waxay howlgallo ...
Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms ...
Kalfadhigii maanta ay yeesheen golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka hay’adda nabad sugidda ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa Magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sacuudi ...
Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Iyo Arrimaha Garsoorka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane; Xasan Cabdulqaadir Maxamed oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta 60-aad ...
Kulan maanta oo Arbaca ah dhexmaraya dalalka Shiinaha iyo Japan, ayaa looga hadlayaa arrimaha amniga labada dal, kulankan ayaa noqonaya ...
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye guuto, Cabdikariin Cali Afrax ayaa hambalyo u diray ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho