Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Tacsiyeeyey Nabadoonaddii Xalay Lagu Laayay deegaanka Abooray
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareyneysaa falkii arxan-darrada ahaa ee kooxda dhagarqabayaasha argigixisada Al-shabaab ...
















