Ra’iisul Wasaare Xamse oo shir guddoomiyay shirka amniga dalka “SAWIRRO”
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hay'addaha amniga ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hay'addaha amniga ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Tababar usoo xiray 150 dhallinyaro ah oo muddo ...
Dhulgariir cabirkiisu yahay 7.8, ayaa ku dhuftey koofurta dalka Turkiga meel u dhow Gaziantep sida ay sheegtey hay'adda arrimaha dhulka ...
Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo kulan kuleh Xarunta Villa Hargeysa yaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliye xigeenadiisa, ayaa maanta xarunta Akadamiyada ee ciidanka Boliiska Janeraal ...
Ra”iisul wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay Shirka madasha Arimaha Bin’adanimada oo maanta Muqdisho ka ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay ka qeyb galay Xafladda Xiritaanka ...
Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya: 72 saac iyo la jirka Madaxweynaha mid ka mid ah dalalka ugu halista badan dunida Madaxweyne Xasan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa madaxtooyda ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho