Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Danjiraha Sweden ee Soomaaliya
Ra'iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Lindgärde ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ku ...
Ra'iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Lindgärde ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ku ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kalluumeysiga ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Guriceel ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa uga qayb-galay furitaanka shirka sanad-laha ah ee ...
Wasiirka gaashaandhigga Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga uu Tacsi ugu tagay ...
Gudoomiyaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin ayaa maanta kula la qaatay kaaliyaha Arimaha Barakacayaasha iyo xalalka waara ee Xog ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamaca ayaa daah-furay qorshaha Qaran ee kobcinta xirfadaha Haweenka ee ka ...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Marwo Raaxo Janaqow ahna Ku Simaha Wasiirka Maaliyadda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Saleemaan Sheekh Cumar ...
Odayaasha dhaqanka degmada Hobyo ayaa madasha soo dhaweenta maamulka ka hadlay iyagoona sheegay in ay hiil iyo hooba la garabtaagnaan ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho