Saraakiisha Amniga Oo La Faray Inay Ka Jawaabaan Xasuuuqii Argagixisadu U geysteen Shacabka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay shirka amniga Hirshabeelle. Kulanka ayaa looga hadlay amniga guud ...
















