Dowladda oo cambaareysay weerarkii maanta ay argagixisada ku dileen dadka rayidka ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay weerarka wuxuushnimada ah ee kooxaha Argagixisada Al-Shabaab ku dileen dad rayid ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay weerarka wuxuushnimada ah ee kooxaha Argagixisada Al-Shabaab ku dileen dad rayid ...
Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab, ayaa waddada u galay gaadiid waday shixnado raashiin ah oo isaga kala gooshayay magaalooyinka Baladweyne ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galey xiritaanka ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib u xeshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in hogaamiyaasha dhaqanka ...
Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay koonfurta Gobolka Mudug ayaa gacanta kusoo dhigay maandooriyaal iyo Ragii ...
Inta la xaqiijiyey 4 qof aya dhaawacmay kadib iska hor imaad saaka waabari ka dhacay garoonka diyaaradaha Laascaanood. Kooxo ...
Qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug,ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Caabudwaaq oo ...
Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa fashiliay miinooyin maleeshiyaadka Shabaab ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah ee ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer ...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa gelinkii dambe ee maanta fashiliay miinooyin maleeshiyaadka Al-Shabaab doonayeen in ay ku dhibqqteeyaan dad shacabka ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho