Maxkamadda Sare ee Kenya oo amartay in dib loo tiriyo qaar ka mid ah sanaadiiqdii codbixinta
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loo tiriyo codadkii laga dhiibtay 15 goobood doorashadii dhacay 9-kii bishan ...
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loo tiriyo codadkii laga dhiibtay 15 goobood doorashadii dhacay 9-kii bishan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa dhaleeceeyay hanjabaado loo jeediyay saraakiisha FBI-da Mareykanka, ka dib markii ay baaritaanno ku sameeyeen Guriga ...
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maanta booqasho ku tagay Isbitaalka guud ee Demartino. Wasiirka Wasaarada ...
Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kullan Aqoon-isweydaarsi ku saabsaan kor ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa kulan la qaatay Danjiraha Boqortooyada ...
Wafdi kormeer ah oo ka kala socda hey'addaha UNDP, UNSOM iyo UN POLICE ayaa maanta booqday xerada tababarka booliska Galmudug ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa kulan la qaatay Wasiiradda xubnaha ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho