Guddiga Khayraadka Qaranka Oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda kalluumeysiga
Guddiga Khayraadka Qaranka kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray massuuliyiinta Wasaraadda Kalluumaysiga iyo dhaqaalaha buluugga ...
















