Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Pakistan oo tijaabisay gantaalada casriga ah ee balaastikada.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Pakistan oo tijaabisay gantaalada casriga ah ee balaastikada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada dalka  Pakistan ayaa manta shaaciyay in ay ku guuleysteen  fulinta tababar la xiriiray ganidda nuuc ka mid ah gantaalada isaga kala goosha dhul aad u fog,xilli ay jiraan xiisado kacan ee ka dhashay gobolka Kashmiir,una dhexeeya dalka Hindiya iyo Pakistan

Pakistan waxay si guul leh u fulisay habenimadii xalay tababar ku saabsan ganidda gantaal lagu magacaabo Ghaznavi oo awood u leh inuu soo gudbiyo macluumaadka  dhul masaafo ahaan u dhaxeeya 290 km (180 mayl). .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Afhayeenka ciidamada qalabka sida, Sareeye Guuto  Asif Ghafoor, ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in  gantaalkaasi uu  keeni karo macluumaad la xiriira wajiga dagaalka ee goobo aad u fog,taasoo loola jeedo ogaanshaha haddii guluf dagaal uu ka bilowdo dhulweynaha u dhexeeya Hindiya iyo Pakistaan.

Pakistan waxay si cadho leh uga jawaabtay go’aankii Hindiya ay kala noqotay gobolka Kashmir maqaamkii ismaamulka iyo raadinta xoriyadooda.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay fadhiga gaarka ah ee Arrimaha geeska Afrika ee madasha TICAD+ Sawirro

Next Post

Diyaaradda Air Uganda oo duullimaad toos ah ka billowday Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Diyaaradda Air Uganda oo duullimaad toos ah ka billowday Soomaaliya+Sawirro

Diyaaradda Air Uganda oo duullimaad toos ah ka billowday Soomaaliya+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In