Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Prof Cabdi Kuusow oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Prof Cabdi Kuusow oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdi Maxamed Kuusoow oo kamid ahaa murashixintii u tartameysey xilka Madaxweynaha wadanka oo la hadley Radio Muqdisho ayaa hambalyo u direy Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Prof. Juusoow ayaa xusay in mudne Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu yahey shaqsi ka samatabixin kara marxaladda wadanka uu haatan ku jiro, uuna u rajeynayo in uu Alle xilka u fududeeyo.

Related posts

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Prof. Cabdi Maxamed Kuusoow ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan looga fadhiyo inuu dardargalinta arrimaha dib u heshiisiinta iyo xoojinta xiriirka Soomaaliya ay la leedahay Dalalka Caalamka.

Previous Post

Sawirro: MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madaxda dowlad goboleedyada

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo kormeer ku tegay Baxdo “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo kormeer ku tegay Baxdo “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo kormeer ku tegay Baxdo “SAWIRRO”

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In