Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Q.M iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya wax ka qabashada xadgudubyada haweenka 

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Q.M iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya wax ka qabashada xadgudubyada haweenka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya wax ka qabashada xadgudubyada ka dhanka ah haweenka

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgubyada ka dhaca goobaha colaadaha ayaa barnaamijka ayaa xiriiryaha arrimaha jinsiga ee hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dadweynaha UNFPA Maxamed Mursal ,wuxuu sheegay inay wadaan dadaalo ay wax kaga qabanayaan xadgudubyada jinsiga ee ka dhanka ah haweenka Soomaaliyeed.

Maxamed Mursal ayaa xusay in Hay’adda UNFPA ay dhawaan ka hirgelin doonto shaybaar cusub oo ka waacin kara ciidamada booliska inay baaraan xadgudyada ka dhanka ah haweenka Somaaliyeed.

“Waxaan ka hirgelin doonaa Soomaaliya shaybaar (forensic lab) ku cusub Soomaaliya iyo guud ahaan Qaaradda Afrika, kaasi oo  booliska ka caawin kara in ay cadeeyaan in eedaysanuhu uu yahay mid gaystay eedaha loo haysto” ayuu yiri Maxamed Mursal isagoo u waramayay barnaamijka Tubta nabadda ee Todobaadlaha ah.

Maxamed Mursal ayaa sidoo kale tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay kala shaqaynayaan sidii loo samayn lahaa shuruuc lagu xakamaynayo xadgudubyada loo gaysto haweenka Soomaaliyeed, Isagoo sheegay in la diyaariyay hindise sharciyeed qabyo ah, kaasi oo la horgayn doono golaha Wasiirada, iyadoo ugu dambayn loo gudbin doono baarlamaanka.

19ka Juun ayaa sanad walba la xusaa maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgudyada jinsiga ee ka dhanka ah haweenka ee ka dhaca goobaha colaadaha.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda oo caawa u soo gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka

Next Post
Tartamaayasha Degmada Dhahar oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda oo caawa u soo gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In