Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Q.Midoobay oo 1.000 Askari ka dhimeysa ciidamada AMISOM ee Soomaaliya

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Q.Midoobay oo 1.000 Askari ka dhimeysa ciidamada AMISOM ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii Jimcaha ee shalay go’aamiyay in ciidamada Amisom ee jooga dalka Soomaaliya laga dhimo 1.000  asksri.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Golaha ayaa si wadajir ah ugu codeeyay in hoos loo dhigo tirade ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya , laakiin Golahaasi ayaa la sheegay in uu u furan yahay albaabka si dib loogu eego go’aankaas haddii ay soo baxaan Qatar ama dhibaato kale.

Qaraarka dhimista ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya waxaa soo gudbiyay dowladda Ingiriiska,iyadoo ciidamadaasi ay ahaayeen bishii la soo dhaafay ee Febraayo 19,626 Askari.

Ciidamada AMISOM ,oo la aasaasay sanadkii 2007,waxay isugu jiraan Askar ka socota dalalka Burundi, Djibouti, Ethiopia, Kenya iyo Uganda,kuwaas oo ka howlgala Konfurta iyo Bartamaha Soomaalia.

Previous Post

Tartamayaasha Xamar Jajab oo gaaray kulanka kama dambeysta ah (Final) ee tartanka

Next Post

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir oo aanu ku eegeyno doorka dhalinyarada ee dhismaha waddanka

Next Post
Dhegeyso Barnaamijka Wadajir oo aanu ku eegeyno doorka dhalinyarada ee dhismaha waddanka

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir oo aanu ku eegeyno doorka dhalinyarada ee dhismaha waddanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In