Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaabkee loo bixiyaa Sakaatul-fitriga? (MAQAAL)

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Qaabkee loo bixiyaa Sakaatul-fitriga? (MAQAAL)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฑ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐„๐ฅ ๐๐ขรฑ๐จ

Haddaan gudagalo mowduuca aan maanta soo qaadanayo waxa uu yahay Sakaatul-fitiga, maadaama uu soo gabagaboobayo Soonka oo lagu jiro Maalintii ugu dambeysay, haddaba marka hore aan is weydiino waa maxay Sakaatul-fitriga?

Sakada Fidridu waa mid ka mid ah Sakooyinka ku waajibka ah ruux kastoo Muslim ah oo haysta wax ka badan cuntada Maalinta iyo Habeenka Ciidufidrida.

Waa Maxay xukunka Sakaatul-fitriga?
Xukunka Sakada Fidridu waa ku waajib qofkasta oo Muslima oo haysta cunto ka badan Isaga iyo Caruurtiisa maalinta Ciida iy Habeenkeedaba, waxaana u daliila Xadiiskan:

ุนู† ุงุจู† ุนู…ุฑ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ู…ุง ู‚ุงู„ ูุฑุถ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… ุฒูƒุงุฉ ุงู„ูุทุฑ ุตุงุนุง ู…ู† ุชู…ุฑ ุฃูˆ ุตุงุนุง ู…ู† ุดุนูŠุฑ ุนู„ู‰ ุงู„ุนุจุฏ ูˆุงู„ุญุฑ ูˆุงู„ุฐูƒุฑ ูˆุงู„ุฃู†ุซู‰ ูˆุงู„ุตุบูŠุฑ ูˆุงู„ูƒุจูŠุฑ ู…ู† ุงู„ู…ุณู„ู…ูŠู† ูˆุฃู…ุฑ ุจู‡ุง ุฃู† ุชุคุฏู‰ ู‚ุจู„ ุฎุฑูˆุฌ ุงู„ู†ุงุณ ุฅู„ู‰ ุงู„ุตู„ุงุฉ
Ibnu Cumar Ilaahay raali haka ahaadee waxa laga wariyey inuu yidhi: Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) wuxuu waajibiyey Sakada Fidrida hal galaan oo Timir ah ama Hal galaan oo Qamandi ah, (wuxuuna ku waajibiyey) Adoonka, Xorta, Labka, Dhidiga, Caruurta iyo Waayeelka Muslimiinta, wuxuuna faray inay bixiyaan kahor intaan Dadku u bixin Salaada

Fitrada Waa Sadaqo la bixiyo Soonka markii la Furo, Fitrada Waajibnimadeeda waxa Cadeyn u ah:- Ibanu Cabaas RC, wuxuu yiri: Nabiga CSW wuxuu nagu Waajibiyay Fidrada, wuxuuna yiri waxay Daahirineysaa Qofki Soomanaa Qaladaadkii ka Dhacay sida Hadaladii Macna Laโ€™aanta ahaa iyo Caayda iyo wixii la mid ah.

WAQTIGEY WAAJIBTO & QOFKEY KU WAAJIBTO.
Fitradu Waxay Waajibtaa:- Maalinka ugu Dambeeyo Bisha Soon, Asxaabta Rasuulka CSW waxaa ka sugnaatay inay bixiyeen Maalin ama laba Maalmood ka hor Maalinka Ciida ah, bixinteeda waxaa ugu dambeysa marka Salaada Ciida la galo.
yay ku waajibtaa Sakaatul-fitriga?
Fitrada waxay ku Waajibtaa Qofkasta oo Muslim ah oo haysta wuxuu Cuno isaga iyo Dadka uu masโ€™uulka ka yahay, Maalinka Ciida ah iyo Habeenkeeda wax ka dheeraad ah.
CABIRKA LA BIXIYO & NOOCYADA LA BIXINAAYO:-
Abii Saciidul Khudri RC, wuxuu yiri:- waxaanu aheyn kuwa Bixiya Xilligii Nabiga CSW, Saac oo Raashin ah. (Saacu wuxuu u Dhigmaa Labo Kiilo iyo Afartan Garaam), Cuntada la Bixinaayo waa Cuntada Dadka badankii Cunaan sida:- Bariiska, Baastada, Burka, Sonkorta, Qamadiga iwm. Nabiga SCW iyo Asxaabtiisa Allaha ka raali noqdee kama sugnaanin inay Lacag ku bixiyeen taa Macnaheeda wuxuu yahay Lacag laguma bixin karo, laakiin Lacagta aad ku bixiseen waa in Raashin loogu gadaa Masaakiinta, ee aanan lagu Siin Lacag Cadaan ah.

YAA LA SIIN KARAA FITRADA?
Waxaa la siinayaa Qofkasta oo Miskiin ah iyo Todobada kale ee ay Aayada Sheegtay, waxaan ajar badan, oo waliba Afdal ah inaad siiso Masaakiinta Magaalada kula joogo, Miskiinka waa Qofkasta oo wixiisa aysan ku filnayn.
SIDEE LOO BIXINAYAA?

Qofkasta oo bixinaya Sakaatulfitriga waa inuu Raadiyo Miskiinka Ehelkiisa ah, haddii la waayo Maskiinka Deriskiisa ah, haddii la waayana Qofkasta oo Muslima ah.

W.D:- C/laahi Ruush

Previous Post

QM oo si kulul u cambaareysay tacadiyada Israel ay ku hayso Falastiin

Next Post

Turkish Military in Qatar: Bonds of mutual trust

Next Post
Turkish Military in Qatar: Bonds of mutual trust

Turkish Military in Qatar: Bonds of mutual trust

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฑ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐„๐ฅ ๐๐ขรฑ๐จ

๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฑ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐„๐ฅ ๐๐ขรฑ๐จ

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hayโ€™adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโ€™adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso โ€œSoddonโ€ , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In