Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga oo tababbar loogu soo xiray Turkiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga oo tababbar loogu soo xiray Turkiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa tababbar la xariira arrimaha horumarinta shaqaalaha Wasaaradda loogu soo gabo gabeeyay Caasimada dalka Turkiga ee Ankara.

Shaqaalahan tababarka loo soo xiray ayaa tiradoodu gaarayso todoba qof.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxa Xafiiska Ganacsiga Safaarada Soomaaliya ee Dalka Turkiga, Mudane Yusuf Axmed Xasan oo loo yaqaan “Jeego” ayaa tilmaamay in ay tahay markii ugu horeysay ee shaqaale ka tirsan Wasaaradda Ganacsiga  ay tababbar ugu yimadaan dalka Turkiga, waxaa ayna ka qaateen fikir aad muhiim ugu ah Wasaaradda Ganacsiga iyo shacabka Soomaliyeed.

Qaybaha uu ka Koobnaa  tababarkan ayaa waxaa ka mid ahaa waaxda Ganacsiga, waaxda Warshadaha, Waaxda fayadhoorka iyo Waaxda Protocol, dhamaan qaybahaas oo dhan ayaa laga haqab tiray, mana noqon doonta markii ugu danbeesay ee shaqaalaha Wasaaradda ay tababar ka helaan  dowlada Turkiga.

Xafiiska Ganacsiga Safaarada Soomaliya ayaa dadaal balaaran ugu jiro sidii loo horumarin lahaa dadaalada ay wado Safaaradda Soomaliya ee dalka Turkiga.

2 3 4 5 6 7 8 9 10 14800052_1804252183163982_187500229_o

Previous Post

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo gaaray Cadaado

Next Post

Shirkanadda Nadiifinta deegaanka oo qorsheyneyso dib u soo celinta bilicda Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Shirkanadda Nadiifinta deegaanka oo qorsheyneyso dib u soo celinta bilicda Caasimadda “SAWIRRO”

Shirkanadda Nadiifinta deegaanka oo qorsheyneyso dib u soo celinta bilicda Caasimadda "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In