Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar kamid ah Shaqaalaha Warfaafinta oo Aqoon kororsi loo soo xiray “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Qaar kamid ah Shaqaalaha Warfaafinta oo Aqoon kororsi loo soo xiray “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku dhawaad 40 Shaqaale isugu jira Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa u soo gabagaboobay tababar u socday labadii maalin ee lasoo dhaafay.

Tababarka ayaa ku saabsanaa sameynta Wararka iyo Barnaamijyada iyadoo Macalimiinta kamid ahaayeen Agaasimayaasha Wasaaradda qaarkood oo uu kamid yahay Agaasimaha  Guud Wasaaradda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al cadaala oo soo xiray Aqoon kororsiga ayaa sheegay in arrintan aad muhiimad u siiyaan Shaqaaluhu.

“Ka shaqsi ahaan waxa aad halkaan ku barateen waa xirfada aad ku shaqeysaan haddii ay idinka go’an tahay in aad naftiina Hormarisaan wax badan ayaad qaban kartaan” sidaas waxaa sheegay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dalka.

Qaar kamid ah Shaqalaha kala duwan ee Tababarka qaatay ayaa aad u soo dhaweeyey arrintan iyagoona sheegay in wax badan oo aqoon kororsi ah ka faa’iideen labadii maalmood oo tababarku u socday.

Previous Post

Shir looga hadlayo Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Dalka Oo Lagu qabtay Muqdisho+sawirro

Next Post

Natiijada imtixaankii Dowladda oo la shaaciyey.

Next Post
Dawladda Soomaaliya oo Digniin u dirtay Dadka ka Shaqeynaya Ficilada Dhaawaca ku ah Qaddiyadaha Lama taabtaanka ah ee Qaranka.

Natiijada imtixaankii Dowladda oo la shaaciyey.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In