Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii maanta ka dhacay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mogadishu, 24 June 2015 – Wakiilka gaarka ah xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maanta Muqdisho lagula eegtay, kolonyo gaadiid oo ay saarnaayeen saraakiil ka tirsan Isutaga Imaaraadka Carabta, kaasi oo ay mas’uuliyidooda ay sheegteen argagixisada Al-Shabaab.

“Waxaan cambaareynayaa weerarkii maanta ee lagula eegtay dad rayid ah iyo saraakiil kale oo u taagnaa in ay gacan ka geystaan xasiloonida dalka iyo taageero ay u siinayaan dowladda Soomaaliya, ujeedka weerarku waxa uu yahay in la baqdin geliyo beesha caalamka ee taageerada siineysa dowladda, weeraradan argagixiso ma noqon doonaan kuwa baqdin geliya taageerada beesha caalamka ee Soomaaliya” ayuu yiri Mr Key.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Nicholas Kay, ayaa ehelada iyo saaxiibada uga tacsiyadeeyay dadkii weerarkaasi ku dhintay, isagoo caafimaad u rajeeyay kuwa ku dhaawacmay.

Key ayaa xusay in Qaramada Midoobay ay sii joogteyn doonto taageerada ay siineyso Soomaaliya, si loo soo celiyo amniga iyo xasilooida gobolka oo dhan.

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Difaaca oo cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday saraakiil Imaaraadka ah “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Difaaca oo cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday saraakiil Imaaraadka ah “SAWIRRO”

Wasiirka Difaaca oo cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday saraakiil Imaaraadka ah "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In