Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo joojisay qaar kamid ah howlihii ka socday Afganistaan.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
3 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo joojisay qaar kamid ah howlihii ka socday Afganistaan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah   loo joojiyay qaar ka mid ah barnaamijyada samofal ee ay ka wadeen gudaha Dalka Afganistaan.

Qaramada Midoobay  ayaa digniin ku bixisay in hawlo kale oo badan ay sidoo kale u badan tahay in la hakiyo ka dib markii Taliban ay mamnuucday haweenka ka shaqeeyay howlaha gargaarka ah.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths iyo kooxaha gargaarka caalamiga ah ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta Taliban inay ka noqdaan mamnuucida haweenka ka shaqeeya waaxda bini’aadanimada ,iyadoo sidoo kale Taalibaan laga dalbaday  inay joojiyaan dhammaan awaamiirta haweenka ka mamnuucaya dugsiyada, jaamacadaha iyo nolosha guud.

“Shaqaalaha dumarka ah ayaa fure u ah dhinac kasta oo ka mid ah jawaab celinta bini’aadanimo ee Afgaanistaan ayaa lagu yiri bayaan ay si wadajir ah u soo saareen wakiilada Qaramada Midoobay iyo hay’adaha .

Previous Post

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo xarigga ka jaraya Akadeemiyada AGA.

Next Post

Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay inaan loo kala harin ladagalanka Khawaarijta Al-shabaab.

Next Post
Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay inaan loo kala harin ladagalanka Khawaarijta Al-shabaab.

Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay inaan loo kala harin ladagalanka Khawaarijta Al-shabaab.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In