Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo shacabka ugu hambalyeeysay xuska 55 guurada xornimada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, 1 Juulyo 2015: Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa hambalyo u diray dadka Soomaaliyeed iyo Dowladooduba, taas oo ku beegan 55 Guurada Madaxbanaanidooda. Wuxuu ammanay dadaalka ay wadaan dadka Soomaaliyeed, kaas oo ay xalinayaan labaatameeyo sanno oo degenaansho la’aan ah, iyo horumarka hadda ka socda (dalka) kaas oo lagu soocelinayo nabadda, laguna dhisayo Qarannimadaba.

“Waxaan oogu sacbinaynaa dadka Soomaaliyeed dadaalka ay wadaan ee ku aadan dhisida Soomaaliya oo aad u xasiloon”, ayuu yiri Ergayga Kay. (Sidoo kale, waxaan ku amaanayaa dadka Soomaaliyeed}, tallabboyinka ay u qaadeen dhinaca Qaran Dhisidda, sida dibueegista Dastuurka, iyo samaynta Shuruucda Muhiimka ah si loogaaro Hiigsiga dadka Soomaaliyeed ku qotoma 2016.
Ergayga wuxuu soo dhoweeyay horumarka laga gaaray Maamul-dhisidda Goboladda, sida kan kumeelgaarka ah ee Jubbaland (IJA), Kan kumeelgaarka ah ee Koonfur-galbeed (ISWA), iyo kan Galmudugba. Intaa, waxaa dheer, dhismaha hay’adda (dowliga ah) ee ka jira Puntland.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Asaga oo garwaaqsan horumrka laga sameeyay shuruucda muhiimka leh  ee lagu horumarinayo Hiigsiga 2016, ayuu hadana Ergaygu ku baaqay in si ded-ded ley loo dhamaystiro shuruucda muhiimka leh ee harsan sida, Guddiga Qaran ee Madaxbanaan ee Doorashada, iyo Guddiga  Xuduudaha iyo Federaalaynta.

Ergayga wuxuu kaloo aad u amaanay geesinimada  iyo naftiihurinimada ciidamadda  Qalabka sida ee Soomaaliyeed, Booliska,  iyo Ciidadma AMISOM ee Jooga Soomaaliya, ku waas oo ku howlan ladagaalanka argagixisinimada xooga ku dhisan iyo soocelinta  nabadda iyo amniga qaranka.

“Maadaama ay Soomaaliya gelayso sannad-guuradeedi 56 ee ku aadan Madaxbanaanideeda, waxaan rajaynaynaa in si nabad iyo xasilooni ku dheehantahay ay oogu guurto/ wareegto Higsiga Siyaasadeed Cusub ee 2016,” ayuu yiri Ergayga.

DHAMAAD

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA XUSKA 1-DA LUULYO OO SI WEYN LOOGA XUSAY MUQDISHO

Next Post

Maareeye: “Dabaaldegga maalinta Xoriyadda Soomaaliya waa Xasuus taariikhi ah.”

Next Post
DAAWO SAWIRRADA XUSKA 1-DA LUULYO OO SI WEYN LOOGA XUSAY MUQDISHO

Maareeye: “Dabaaldegga maalinta Xoriyadda Soomaaliya waa Xasuus taariikhi ah.”

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In