Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax ay ku dhinteen saraakiil ciidan iyo shacab oo ka dhacay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo oo ka soo kabanaysa Colaadihii soo maray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qof naftii halige ah ayaa lagu soo waramayaa in uu isku qarxiyay afaafka hore ee garoonka Cabdullaahi Ciise halkaasi oo ay ku dhinteen saraakiil ciidan iyo shacabka kale oo goobta ku sugnaa, kuwaasi oo isu diyaarinayay soo dhaweynta wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Wararka aynu ka heleyno Gaalkacyo ayaa tilmaamaya in saraakiisha ku dhintay qaraxa ay ka tirsanyihiin Taliska Qeybta 21aad ee Ciidanka xoogga dalka, Taliyaha Ciidanka DANAB qeybta 16aad ee Galmudug, ku-xigeenkiisa iyo Guddoomiyihii hore Degmada Gaalkacyo ee Puntland iyo xubno kale.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Ciidamada ammaanka ayaa ku howlan xoojinta Nabadgalyada Gaalkayo ee dhanka Galmudug.

Wasiir ku-xigeenka Wafaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa cambaareeyay falka foosha xun ee ka dhacay Gaalkacyo, isagoo Alle uga baryay intii ku shahiiday qaraxa, kuwa dhaawac ahna uu Alle u boogdhayo.

Previous Post

Shaqaale ka tirsan Wasaaradaha Maaliyadda Federaalka iyo Heer dowlad Goboleed oo tababar loogu soo xiray Uganda “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Amniga Galmudug oo ka tacsiyadeysay saraakisha iyo shacabkii ku dhintay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo

Next Post
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeysay geerida Abwaan Cali Sugule

Wasaaradda Amniga Galmudug oo ka tacsiyadeysay saraakisha iyo shacabkii ku dhintay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In