Madaxweyne ku xigeenka dalka Afgaanistaan Amrullah Saleh ayaa dhaawac fudud uu ka soo gaaray qarax lala eegtay kolonyo uu la socday magaalada Kapul ee caasimadda dakaasi.
Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen lix qof halka dhowr kalana ay ku dhaawacmeen.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa la sheegay in uu xafiiskiisa ku sii markii lala beegsanayay qaraxa subaxnimadii maanta oo arbacada ah.
Waxaa la arkayay Amrullah oo gacanta bidix ay faashad kaga xirantahay.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...












