Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qeybo kamid Golaha Murtida iyo Wacyi galinta oo dib u dhis lagu sameeyey “Sawirro”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Qeybo kamid Golaha Murtida iyo Wacyi galinta oo dib u dhis lagu sameeyey “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Murtida  iyo Wacyo galinta  National Tiyaatar  waxaa  ladhisay sanadkii 1965 waxaana lagu bilaabay Riwaayadihii ugu  horeeyay  ee lagu dhigo  1967 iyo wacyi galin aad u balaaran kuwaas oo dadweynaha loogu talo galay.

Waxaa kaloo lagu qabanjiray  jimco walba  Barnaamijyo  Waxbarashadda Dugsiyada dhexe iyo sidoo kale  Munaasbadaha Qaran .

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Taariikhdii  iyo Marxaladihii uu soo maray  Tiyaatarka Qaranka waxaa  sharaxaad  ka bixnayey Abwaan  Cabdikariin Shire  Xuseen Sandheere   oo kamida ahaa Abwaanada Heesaha iyo Riwaayadaha ku dhigi jiray  Golaha  Murtida iyo Madadaalada

“Meeshaan aan taaganahay waa meeshii ay istaagi jireen Jilaayaasha, Heesaaga iyo dhamaan adka Masrixiyadda kuwanaagsan waxaana ay igu leedahay xasuus dheer runtii”.

Maareeyaha Tiyaatarka  Abwaan Cismaan Cabdullaahi  Guure ayaa dhankiis  waxaa uu ka warbixinayey dib u dayactirka lagu sameeyay qaar kamid ah Xafiisyadii lagu shaqeyn jiray sidoo kalenaw waxaa uu sheegay in uu rajeeynaayo in ladhiso Tiyaatarka Guud ahaan.

Madaxwaynaha  Jamhuuriyadda Soomaaliya  ayaa dhawaan  dhagax dhigay dhismaha  Tiyaatarka Qaranka ayaa  sheegay in mudo Sagaalbil gudahood lagu dhisidoono Barnaamijka is xilqaam.

Aamino Xuseen Maxamed ayaa Warbixintan Diyaarisay

Halkana ka Daawo Muuqaalka Warbixinta

https://youtu.be/DjyXLwrKqVE

Previous Post

Faah faahin:- Howlgal lagu dilay in ka badan 70 ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Xarardheere

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In