Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM oo bogaadisay sida laamaha ammaanka Soomaaliya ay ula tacaaleen weerarradii ka dhacay Muqdisho

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
QM oo bogaadisay sida laamaha ammaanka Soomaaliya ay ula tacaaleen weerarradii ka dhacay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War saxaafadeed kasoo baxay golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa si weyn loogu bogaadiyay jawaabtii ay ka bixiyeen ciidamada kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya weerarkii bahalnimada ahaa ee ay 23-kii Bishan ay Kooxaha nabad diidka ah ka geysteen Magaalada Muqdisho.

Goluhu waxuu ammaanay sida deg deg ah ee Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay ugu hortgeen weeraradaasi, iyadoona la bogaadiyey naftood hurayaashii ka tirsanaa Ciidanka Xoogga ee ku geeriyooday weerarkan iyaga oo cududda u dhigtay sidii aysan cadowga Alshabaab fursad ugu helin in ay gumaadaan shacabkii ku sugnaa goobihii ay weerarada ku qaadeen.

Related posts

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

February 19, 2026
Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

February 19, 2026

Bayaankan ayuu goluhu  ku muujiyay sida ay ula damqanayaan Ehelada dhibbanayaasha Dadkii halkaasi ku waxyeelloobay , iyagoo ugu tacsiyeeyay Qoysaskii ay ka baxeen iyo guud ahaanba Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed, waxanay u rajeeyeen inuu Alle bogsiiyo Dadka weli dhibban.

Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa ku celceliyay in fal kasta oo argagixisanimo uu yahay mid aan loo dulqaadan karin, loona eegin cidda ay yihiin, markasta iyo meel kastana aanan looga harayn,iyadoo la faray inay ka qayb qaataan Dowladaha ay qusayso la dagaallanka argagixisada.

Golaha ammaanka ayaa ugu dambaynti ballan qaaday inay kordhin doonaan kaalinta ay ku leeyihiin arrimaha Soomaliya, gaar ahaa adkaynta nabadda iyo la dagaallanka argagaixisada iyo sidoo kale  dardar gelinta howlaha horumarinta Dalka Soomaaliya.

Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa ammaan u jeediyay Dowladda Soomaaliya iyo Xubnaha Beesha  caalamka ee ka shaqeynaya inay nabad iyo xasillooni ku soo dabbaalaan Soomaaliya,

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo guddi u saartay baaritaanka dhacdadii dilka iyo dhaawaca ahayd oo AMISOM geysatay “SAWIRRO”

Next Post

R/wasaare kuxigeenka dalka oo Kormeer shaqo ku tagay Wasaaraddaha Aminga iyo Maaliyadda iyo Bangiga dhexe

Next Post
R/wasaare kuxigeenka dalka oo Kormeer shaqo ku tagay Wasaaraddaha Aminga iyo Maaliyadda iyo Bangiga dhexe

R/wasaare kuxigeenka dalka oo Kormeer shaqo ku tagay Wasaaraddaha Aminga iyo Maaliyadda iyo Bangiga dhexe

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

February 19, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 19 Febraayo 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo...

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

February 19, 2026
0

Muqdisho, Feberaayo 19, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta...

Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay Siyaasadda Madaxda Qaranka ay ku wajaheen dagaalka Khawaarijta

Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay Siyaasadda Madaxda Qaranka ay ku wajaheen dagaalka Khawaarijta

February 19, 2026
0

Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in siyaasadda iyo diblomaasiyadda ay hoggaaminayaan madaxda qaranka ay horseed u noqotay in Soomaaliya hesho...

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In