Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM oo soo dhawaysay heshiiskii ay gaareen Uhuru Keyatta iyo Railla Odinga

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
QM oo soo dhawaysay heshiiskii ay gaareen Uhuru Keyatta iyo Railla Odinga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Xoghayaha guud ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhaxaysa Antonio Guterres, ayaa soo dhaweeyay wada hadalladii dhawaan Magaalada Nairobi ku dhex maray Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Keyatta iyo hoggaamiyaha mucaaradka Railla Odinga.

Antonio Guterres, ayaa hadal uu xafiiskiisa ka soo saaray, wuxuu sidoo kale ku taageeray sida ay Labada hoggaamiye uga goโ€™an tahay inay ka wada shaqeeyaan midnimo qaran iyo sida ay u abuureen jawi saaxiibtinimo oo hor leh, kaasoo Dhabbaha u xaadhaya siyaasiyiinta kale ee Kenya iyo guud ahaan shacabka oo ah mid dhalin karta kalsooni.

Taageerada Qaramada midoobay ayaa kusoo aadaysa iyadoo ay Maalinnimadii Shalay kulan ballaadhan ku yeesheen Magaalada Nairobi Madaxweyne Keyatta iyo madaxda Isbahaysiga NASA , si ay u bogaadiyaan wada hadalkii dhexmaray Uhuru iyo Odinga 9-kii Bishan.

Siyaasiyiinta mucaaradka Kenya ayaa sheegay in ay hakiyeen kulamadoodii ay uga soo ย horjeedeen xukuumadda hadda talada haysa iyo Madaxweyne Uhuru Keyatta, iyagoo ballan-qaaday in ay mideyn doonaan Dadka Kenya oo siyaasadda ku kala qaybsanaa.

Isbahaysiga NASA, ayaa sheegay in ay soo dhaweeyeen isbeddelka cusub ee ka dhacay Dalka Kenya , inkastoo ay ka digeen in Dowladda aysan fulin waxyaabihii laga hadlay oo ay ka mid yihiin wax ka qabasho laโ€™aanta arrimaha Dhulalka, taasoo inta badan sabab u ah Khilaafaadka jira.

Uhuru Kenyatta iyo Railla Odinga ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay isku mari laโ€™aa doorashooyinkii dhacay Bishii Oktoobar ee Sanadkii hore, taasoo ay ku dhinteen Dad fara badan oo kala taageerayay Labada dhinac, iyagoo ugu dambeynna Todobaadkii tagay dabayaaqadiisii ka heshiiyay xurguftii dhex tiillay, Dalka Kenyana u furay bog cusub oo wax wada qabsi ah.

Isha/Daily Nation

Previous Post

Dhageyso: Aragtida shacabka soomaaliyeed ee go,aankii barlaamaanka ay ka gareen DP World

Next Post

Ururka 60-aad ee CXD oo Lacago ku Wareejiyay Qoysaska Askar Naftooda u huray Difaaca Qaranka

Next Post
Ururka 60-aad ee CXD oo Lacago ku Wareejiyay Qoysaska Askar Naftooda u huray Difaaca Qaranka

Ururka 60-aad ee CXD oo Lacago ku Wareejiyay Qoysaska Askar Naftooda u huray Difaaca Qaranka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In