Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoraayaal Soomaaliyeed oo ka qeybgalay bandhiga caalamiga ah ee buugaagta oo lagu qabtay Masar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya Oo Kaga Qeyb gashay Qaahira Bandhiga Buugaagta Caalamiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoraayaal Soomaaliyeed ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa ay ku soo bandhigeen buugaag kala duwan oo ay ku qoreen afafka qalaad, iyadoo bandhigaasina ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin uu kamid yahay Ra’iisulwasaaraha dalka Masar.

Maxamed Axmed Shiil guddoomiyaha Midowga Maktabadaha Soomaalida ee Masar oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in sanadkan uu u yahay markii labaad ee ay ka qeyb galaan qorayaasha Soomaalida, waxaana uu intaa ku daray in Soomaalida ka qeygashay ay gaarayso 18-qof.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaa na soo booqday Ra’iisul wasaaraha dalka Masar iyo madax kale oo ka tirsan dowladda Marooko, runtii dhiiri gelin ayaan ka helnay markii aan uga sheekeyno xaaladda dalka iyo buugaagta aan diyaarinay, anaguna farxad ayay noo tahay in aan ka soo hor muuqano bandhiga caalamiga ah ee buugaagta” ayuu yiri Qoraa sare Maxamed Axmed.

 

Previous Post

Madaxweynaha oo maanta khudbad ka jeediyey xarunta baarlamaanka

Next Post

Olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah ka bilowday magaalada Boosaaso

Next Post
Olole Nadaafadeed oo ka bilowday qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho

Olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah ka bilowday magaalada Boosaaso

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In