Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qorshe howleedka hay’adda Socdaalka ee saddexda bil soo socota oo la soo bandhigay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Qorshe howleedka hay’adda Socdaalka ee saddexda bil soo socota oo la soo bandhigay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Saddex billaha ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo looga hadlayay dardargelinta adeegyada bulshada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray waxyaabihii u qabsoomay Hay’adda seddexdii bil ee lasoo dhaafay iyo qorshaha seddexda bil ee soo socota, waxaana ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa soo bandhigay qorshaha seddexda bil ee soo socota ee lagu soo kordhainayo adeegyada dadweynaha Soomaaliyeed ay u qabato hay’adda Socdaalka.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa ku amaanay shaqada wanaagsan oo ay hay’addu soo qabatay, ayna ka rajeynayaan inay xoojisa shaqada

Guddoomiyaha Maxmada Gobolka Banaadir Cabdiqadar maxamed Xasan , guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada Gobolka Banaadir Cali Cabdi wardheereYare Cabdi iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda Amniga Yuusuf Cali Maxamed ayaa sheegay in wadashaqeyn dhaw ay la leeyihiin hay’adda socdaan iyo Jinsiyadda, ayna diyaar u yihiin inay xoojiyaan wada shaqeynta kala dhexeysa iyaga iyo hay’adda.

Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Soomaaliya Prof Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocoow ayaa sheegay in Wasaaradda Maaliyadda ay wada shaqeyn buuxda kala dhexeeyo hay’adda Socdaalka

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa kula dar daarmay Saraakiisha iyo saraakiil xigeennada Hay’adda ee ka soo qaybgalay shirka inay laban laabaan hawlaha muhiimka ah ee ay shacabka u haayaan.

“Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxay soo bandhigeen waxqabadka saddexdii bilood ee ina dhaaftay, waxa ayna muujiyeen in ay qabteen shaqo bogaadin mudan, hayadu waa marinka laga soo galo dalka, waxayna maamushaa qaadashada Baasaboorka, deganaanshaha iyo viisayaasha”. Ayuu yiri Wasiir Duraan.

Previous Post

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo miino baaris ah ka sameeyay deegaanno hoostaga Afgooye

Next Post

AUN Prof, Maxamed Daahir oo ku geeriyooday London

Next Post
AUN Prof, Maxamed Daahir oo ku geeriyooday London

AUN Prof, Maxamed Daahir oo ku geeriyooday London

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In