Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qorsheyaal looga hortago weerarada Al-Shabaab oo la diyaariyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Nabad Sugida Qaranka Oo Xalay Kormeeray Isgoysyada Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Hay’adaha Amniga ay sameeyeen istiraatiijiyad looga hortagayo weerarada Argagixisanimo ee mararka qaar ka dhaca caasimadda Muqdisho ee ay soo abaabulaan maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Taliyaha ciidanka NISA Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in ciidanka ay fariisimo horleh kasameysteen duleedka caasimadd, si looga hortago falalka ay maleegayaan argagixisada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha ayaa xusay in ciidanka oo kaashanaya shacabka ay u taaganyihiin inay ka hortagaan falalka ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

“Istaraatiijiyadda la dajiyay ay ka mid tahay sida looga hortagayo gaadiidka laga soo buuxiyo waxyaabaha qarxa, waxaa kaloo jirta qorsheyaal lagala dagaalamayo gobolada dalka, arrinta kale ee ugu muhiimsan waxa ay tahay in kuwa cafiska loo fidiyo la soo dhaweeyo”ayuu yiri Taliye Tuuryare.

Taliyaha ayaa intaa ku daray in weerarada ay ku soo qaadayaan hoteelada iyo goobaha kale ee bulshada ku kulanto uu ka turjumayo sida ay ugu fashilmeen dagaalkii foolka foolka ahaa.

Previous Post

Dhisidda guddiga madaxa banaan ee xuquuqul insaanka oo baarlamaanka la horgeyn doono

Next Post

Arday bilowday qorshe bulshada ay dhiigooda ugu deeqi karaan shacabka

Next Post
Jimciyadda ASAL oo siminaar lagu baranayo Wadaniyadda u qabatay Arday

Arday bilowday qorshe bulshada ay dhiigooda ugu deeqi karaan shacabka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In