Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas ku nool Beladweyne oo loo qeybiyay raashin gar gaar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dad ka badan kun qoys oo danyar ah ayaa raashin gar gaar ah loogu qaybiyay xaafadda Buundo-weyn Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, iyadoo dadkaasi ay si niyad sami ka muuqato ay uga mahad celiyeen deeqda la soo gaarsiiyay.

Deeqdan oo isugu jrtay bur, bariis, sonkor iyo saliid ee loo qeybiyay qoysas danyar ah ayaa waxa ay hay’ada Relief Islamic soo saarsiisay hay’ad laga leeyahay dalka Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo dadkii loo qeybiyay ay ka mahadceliyeen gar gaarka la soo gaarsiiyay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaar ka mid ah dadkii la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa yiri “Alle ayaa mahadda iska leh, ka sokow dadkii gacan ka geystay in kaalmadan nala soo gaarsiiyo , runtii waxa ay ku soo beegantahay xilli aan aad ugu baahneyn, waxaana nala guddoonsiiyay bur, bariis, sonkor iyo saliid, markale in ay kaalmo tan oo kale nala soo gaaraan”.

Cismaan Axmed Macow oo ah sargaal ka tirsan hay’adda Relief Islamic ayaa sheegay in kun iyo shan boqol oo qoys ay raashinka gar gaarka ah u qeybiyeen, isagoo Maamulka Gobolka Hiiraan, gaar ahaan ciidamada amniga uga mahadceliyay suurtagalnimada qeybinta kaalmadaasi.

 

Previous Post

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo diiwaangelinaya dadka tegaya Cadaado

Next Post

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Beladweyne oo xukunno ku riday rag ka tirsan Al-Shabaab

Next Post
Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Puntland Oo Xukuno Kale Duwan Ku Riday Eedeysanayaal

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Beladweyne oo xukunno ku riday rag ka tirsan Al-Shabaab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In