Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas ku nool deegaanka Bacaadweyne oo la gaarsiiyay deeq raashin ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Qoysas ku nool deegaanka Bacaadweyne oo la gaarsiiyay deeq raashin ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Todobo boqol oo Qoys  oo ka mida dadka ku nool deegaanka Bacaadweyne oo ay dhibaatooyin gaarsiiyeen khawaarijtii laga xoreeyay ayaa la gaarsiiyay deeq gar gaar ah

Deeq raashinka ah oo ka timid Hay”adda Boqor Salmaan oo ay wakiil u aheyd hay”adda Tadaamun ayaa maanta la gaarsiiyay todobo boqol oo  qoys oo ku nool deegaanka  Bacaadweyne oo ka mida magaalooyinka  laga dulqaaday dhibaato muddo sanado ah ay ku hayeen Maleeshiyada khawaarijta naf la caarigaa ee Al.shabaab

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Maxamed Axmed xasan oo ku hadlay magaca  hay”adda Tadaamun  ayaa tilmaamay in deeqdan ay ugu talo-galeen bulshada deegaanka.

Guddoomiyaha  Deegaanka Bacaadweyne Axmed Daahir Macalin iyo  Qaar ka mida  Qoysaskii deeqdaan la gaarsiiyay x ayaa ka mahadceliyay

Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleed Galmudug oo dhankooda ka hadlay qeybinta Deeqdaan la gaarsiiyay magaalada Bacaadweyne ayaa xusay inay ku soo aaday xilli loo baahnaa.

Hay”adda Tadaamun ayaa sidoo kale la filayaa in deeqo gurmad ah ay gaarsiiso deegaanno badan oo ku yaala koofurta Gobalka Mudug kuwaas oo shacabka ku nool ay saameeyn dhan walba oo nolasha h iyo dhibaatooyin ay kasoo gaartay arxan lawaayasha  khawaarijta argagixisada ee al shabaab balse haatan ku dhuumaaleeysanayay godad ku yaala deegaano fara ku tiris ah isla markaana la filayo in la soo afjaro gebi ahaan jiritaanka Khawaarijta.

Previous Post

Hay’adda SoDMA oo shaacisay in qasaaraha dhimashada fatahaaduhu ay korortay

Next Post

Xukuumadda JFS oo ugu baaqday dadka Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan meelaha togagga ah ee webiyada u dhaw

Next Post
Xukuumadda JFS oo ugu baaqday dadka Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan meelaha togagga ah ee webiyada u dhaw

Xukuumadda JFS oo ugu baaqday dadka Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan meelaha togagga ah ee webiyada u dhaw

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In