Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas ku nool deegaanka Camaara oo la gaarsiiyay gargaar Beni’aadannimo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Qoysas ku nool deegaanka Camaara oo la gaarsiiyay gargaar Beni’aadannimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Gargaarka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa deeq mucaawino ah Gaarsiisay Deegaanka Camaara oo ka mid ahkuwii laga xoreeyay Khawaarijta.

Deeqdaan gargaarka ah oo ka timid xarunta Boqor Salmaan isla markaana ka  mid ah deeqo hay”adda Tadaamun ay gaarsiineyso Dadka ku nool deegaannada laga xoreeyay khawaarijta ee Gobalka Mudug ayaa la gaarsiiyay todobo Boqal  Qoysas oo ku nool deegaanka.Camaara

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maxamed Axmed Xasan oo ku hadlay magaca  hay”adda Tadaamun  ayaa sheegay in kaalmadan loogu talagalay dadka tabaaleysan.

Cabdi Beyle Agaasimaha Waaxda Gargaarka ee Wasaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Galmudug ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay xoogga saarayaan in deeqaha la gaarsiiyo deegaannada laga xoreeyay khawaarijta, tanina ay qeyb ka tahay deeqo la gaarsiin doono dhamaan deegaannada helay neecaawda dowladnimo

Wasiiru-dowlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye iyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Nuur Cismaan Xaaji  ayaa sheegay in deeqdaani ay tahay tii ugu horeysay ee la soo gaarsiiyo Qoysaska ku  nool Camaara ayna tahay mid ku timid Howlgallada  sifeeynta Khawaarijta iyo helitaanka neecaawda Dowladnimo.

Previous Post

Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar u dirtay magaalada Baardheere

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Uganda

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Uganda

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Uganda

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In