Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas ku soo barakacay degmada Kaxda oo kaalmo la gaarsiiyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Qoysas ku soo barakacay degmada Kaxda oo kaalmo la gaarsiiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoysaska maanta deeqda la gaarsiiyay ayaa ka  soo  barakacay abaaraha ka jirta qaar ka mid ah gobollada dalka, kuwaasi oo dhawaan soo gaaray degmada Kaxda ee gobolka Benaadir.

Ururka dhallinyarada degmada Kaxda ayaa deeq ka kooban  raashin, dhar joodariyaal, sijaayado  iyo  Caagado gaarsiiyay qoysas ku soo barakacay degmada Kaxda ee ay saameysay abaarta ka jirta gobollada dalkeena.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha  ururka  Dhallinyarada degmada Kaxda C/raxmaan C/laahi Abiikar ayaa  Warbaahinta Qaranka  u sheegay in deeqdaan ay tahay mid ay iska soo dhex uruuriyeen, ayna ka damqadeen dhibaatada heysata qoysaska ku soo baracay degmada,  isagoo  tilmaamay  in talaabadaan ay ka danbaysay   kaddib markii ay arkeen  Dhalinyarada Degmada  dhibaatooyinka  haysta  dadka walaalahooda  ee abaarta ka soo barakacay.

Qaar ka mid ah dhallinyara Degmada Kaxda  oo ka hadlay madasha qaybinta  Deeqdaasi   ayaa muujiyay dareenkooda  ku aadan dhibaatada haysta dadkaasi iyo baahiyaha gaarka ah ee ay  qabaan.

 Horjoogaha   Kaamka  Maanta  ay dhallinyaradu gaarsiiyeen  deeqda  gargaar ayaa uga mahadcelisay  dhallinyarada  Degmada  Kaxda doorkooda ku aadan ugur mashada dadka tabaalaysan  ee ku soo barkacay Degmadaasi,  iyadoo ugu baaqday dadka wax haysta inay gurmad la soo gaaraan qoysaska barakacay.

  

 

Previous Post

Dad abaarta ku soo xoola beelay oo soo gaaray Caabudwaaq “SAWIRRO”

Next Post

Midowga Macalimiinta dugsiyada Qur’aanka ee Wadanka Kenya oo ka qeyb galaya u gurmadashada dadka abaartu saameysay

Next Post
Kulan Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha Oo ka Dhacay Muqdisho

Midowga Macalimiinta dugsiyada Qur'aanka ee Wadanka Kenya oo ka qeyb galaya u gurmadashada dadka abaartu saameysay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In