Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysaska Ku Nool Wanlaweyn Ee Saameynta Ku Yeeshay Fatahaadda Webiga Shabeelle Oo Xaalado Adag Soo Wajahday “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Qoysaska Ku Nool Wanlaweyn Ee Saameynta Ku Yeeshay Fatahaadda Webiga Shabeelle Oo Xaalado Adag Soo Wajahday “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shacabka ku nool deegaanno iyo tuulooyin hoostaga Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa wajahaya xaalado beni’adaannimo oo aad u adag, taasi oo ka dhalatay saameynta fatahaado hor leh oo markii labaad uu Wabiga Shabeelle ka sameynaya deegaanadaasi, kuwaasi oo bur buriyay dalagyadii beeraha iyo bakaartii badarka ay ku keydsanayeen.

Qaar ka mid ah shacabka ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ay wajahayaan, iyagoo ka codsaday Madaxda maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda Fedraalka Soomalaiya in ay gargaar beni’aadannimo la soo gaaraan

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Muddooyinkan ayaa dadka ku nool Gobolka shabeelaha Hoose gaar ahaan deegaanada hoos taga Degmada Wanlaweyn oo noloshoodu ku tiirsantahay Beeraha iyo Xoolaha ay soo food saartay abaaro iyo daadad ka dhashay fatahaadaha uu sameynayo Wabiga Shabeelle, kuwaasi oo ka barakacay guryahooda.

W/Q: Muuse Cismaan Abtow

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Cadaado “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Cadaado “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Cadaado “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In