Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/W Rooble oo u hambalyeey Gudiyadda Doorashooyinka iyo xubnaha Golaha shacabka ee lagu soo doortay Ceelwaaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
R/W Rooble oo u hambalyeey Gudiyadda Doorashooyinka iyo xubnaha Golaha shacabka ee lagu soo doortay Ceelwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul waasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo goor dhowed soo saaray qoraal kooban ayaa hambalyo u diray Gudida hirgelinta doodashooyinka Heer fededaal iyo guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo maanta soo gabogabayey doorashada xubnaha Golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu ahayd Ceelwaaq.

”Waxaan u hambaleynayaa Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal, Guddiga Doorashada Jubaland iyo Dowlad-goboleedka Jubaland oo maanta soo gebogebeeyay doorashadii xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu ahayd gobolka Gedo” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale Hambalyo u diray Xildhibaannada cusub ee la doortay, isagoo u rajeynayey in uu Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda Qaran ee loo igmaday.

Guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa maanta magaalada Ceelwaaq ku soo gabo gabeeyay kuraastii dhineyd, ee deegaan doorashada 2aad ee Jubbaland.

Previous Post

Xildhibaannada Labada Gole oo dhageystay hadal-jeedinta musharaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare

Next Post

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha shacabka?

Next Post
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha shacabka?

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha shacabka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In