Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Khayre oo Dhuusa-mareeb kula kulmay madaxda Ahlusuna

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Khayre oo Dhuusa-mareeb kula kulmay madaxda Ahlusuna
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

a’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka deganyhay magaalada Dhuusa-mareeb ku qaabilay madaxda sare ee Ahlusuna,sida ay ku soo waramayso wariyaha warbaahinta Qaranka ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka Nasra Bashiir Cali.

Guddoomiyaha Ahlusuna Macalin Maxamuud iyo Madaxa fulinta Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa booqasho ugu tagay raiiusl wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre,iyagoo iska xog wareystay arrimo ku saabsan dadaalka wada jirka ah oo loogu jiro dib u heshiisiinta galmudug,taasi oo ujeedkeedi uu yahay in laga wada tashado sidii loo unki lahaa Galmudug loo dhanyahay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lafilayaa in 4bishan oo beri ku beegan uu si rasmi ah u furo shirka dib u heshiisiinta Galmudug,kaasi oo ay ka qeybgalayaan ergooyin kala duwan oo matalaya bulshooyinka ay quseyso arrinta Galmudug.

Ammaanka magaalada Dhuusa-mareeb ayaa siweyn loo adkeeyey,iyadoo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM,inta ay socdaan howlaha dib u heshiisiinta iyo dhismaha maamul cusub.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Boob xoogan oo loo geystay dukaamanka dadka ajanabiga ah ee Magaalada Johansberg

Next Post
Boob xoogan oo loo geystay dukaamanka dadka ajanabiga ah ee Magaalada Johansberg

Boob xoogan oo loo geystay dukaamanka dadka ajanabiga ah ee Magaalada Johansberg

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In