Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare kuxigeenka Dalka oo qaabilay wafdi ka socda Talyaaniga

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
R/wasaare kuxigeenka Dalka oo qaabilay wafdi ka socda Talyaaniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane Mahdi Maxamedc Guuleed(Khadar) raiisul wasaare kuxigeenka dalka ayaa qaabilsay wafdio uu hoggaaminayay kuxigeenka wasiirka arrimaha dibadda iyop iskaashiga Caalamiga ah ee Dalka Talyaaniga, HE Ms. Emanuela Claudia Del Re oo dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Ugu horeyn waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya C/qaadir Axmed Khayre.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Raiisul wasaare kuxigeenka dalka HE Ms. Emanuela Claudia Del Re ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka u dhexeeya labada dhinac,sida iskaashiga iyo wax wada qabsiga danaha labada dal.

Dhanka kale wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa la kulmay HE Ms. Emanuela Claudia Del Re kuxigeenka wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Talyaaniga,waxaana ay ka wada hadleen sidii dowladda Talyaaniga ay u taageeri lahaya horumarinta dhanka waxbarashada Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa aay isla soo hadal qaadeen taageeridda iyo fursadaha waxbarasho ee lacag la’aanta ah ee ardayda Soomaaliyeed,barnaamijyo lagu horumarinayo Jaamacadda Umadda.

HE Ms. Emanuela Claudia Del Re ayaa sido kale waxaa uu ka kulmay mas’uuliyin kale sida wasiirka caafimaadka,xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir,iyagoo dhamaantoodi isla meel dhigay iskaashiga iyo taageerida mas’uul kasta iyo hay’adda uu madaxda ka yahaya.

Dowladda Talyaaniga ayaaa kamid ah dowladaha taageera Soomaaliya,waxaana xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga uu yahay mid soo jireen ah.

Previous Post

Wasiir Cawad: Soomaaliya waxa ay diyaar u tahay in ay ka faa’ideysato maashaariicda hurumarineed ee Shiinaha

Next Post

Ciidanka Xooga Iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano hor leh oo Jubbooyinka ka tirsan “Sawirro”

Next Post
Ciidanka Xooga Iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano hor leh oo Jubbooyinka ka tirsan “Sawirro”

Ciidanka Xooga Iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano hor leh oo Jubbooyinka ka tirsan "Sawirro"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In