Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoomiyay shirka Guddiga Gurmadka abaaraha ayaa ku dhawaaqay in Xukuumaddu ay 1 Milyan oo Doollar oo hordhac ah u qoondeysay gurmadka abaaraha.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Guddiga Gurmadka abaaraha in sida ugu dhaqsiyaha badan caawimaad ula gaaraan deegaannada ugu daran ee abaartu saameynta ku yeelatay.