Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

UNESCO:”Raadiyaha weli waa midka ugu awooda badan Warbahinta”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
UNESCO:”Raadiyaha weli waa midka ugu awooda badan Warbahinta”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta waxa ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee Raadiyaha aduunka. marka loo eego baaxada dadka uu gaari karo iyo sida lagu heli karaba Raadiyuhu wali waa midka ugu awoodda badan Warbaahinta sida ay sheegtay hey’adda UNESCO ee Qaramada midoobey.

Awoodani waa mid u gaar ah Idaacadaha, waxayna hogaamin karaan isbedal bulsho oo ku dhisan wada hadal.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Maalinta caalamiga ah ee Raadiyaha Aduunka waxaa loo asteeyay 13-ka February sanad walba markii ay isku raaceen Wadamada ku jira Hey’adda UNESCO 2011-kii, waxaana aqoonsaday golaha guud ee Qaramada Midoobey 2012-kii in manta oo kale dunida looga dabaaldago maalinta Raadiyaha, si loo dhiiragaliyo howlwadeenada Warbaahinta loona xoojiyo doorkooda wacyagalinta bulshada.

Xoojinta kala duwanaanta waa halku dhigga sanadkaan ee xuska maalinta caalamiga ah ee Raadiayaha Aduunka.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guatress oo ugu hambalyeeyay idaacadaha aduunka maalinkan ayaa tilmaamay inay muhiim tahay dhiiragalinta Raadiyaha, si loo xoojiyo nabadda iyo siyaasadaha loo dhan yahay.

Previous Post

Wasiirka Difaaca XFS oo faafaahin ka bixiyay safar shaqo oo uu Dalka dibadiisa ugu maqnaa

Next Post

Maraykanka oo mar kale ka hadlay taageerada uu siiyo Soomaaliya

Next Post
Maraykanka oo mar kale ka hadlay taageerada uu siiyo Soomaaliya

Maraykanka oo mar kale ka hadlay taageerada uu siiyo Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In