Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Sadaq Maxamed Axmed, in uu noqdo Isku-duwaha Guddiga Fududeynta Arrimaha Ganacsiga.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay mas’uulka la magacaabay inuu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday