Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaaraha Suudaan oo sheegay in uu sii wadi doonaan dadaallada lagu raadinayo xasilloonida Itoobiya.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha Suudaan oo sheegay in uu sii wadi doonaan dadaallada lagu raadinayo xasilloonida Itoobiya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyada oo ay sii kordhayso xiisadda u dhaxaysa labada dale e Itoobiya iyo Suudaan, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Suudaan Cabdalla Xamduuk, wuxuu ku dhawaaqay galinkii danbe ee Axaddii shalay in dalkiisu uu sii wadi doono dadaallada uu ku xaqiijinayo xasilloonida dalka ay deriska yahiin ee Itoobiya, oo ay ka jiraan colaad uu dhiig badan  ku daatay oo ka dhacday gobolka Tigre.

Cabdalla Xamduuk ayaa yiri  xilli uu shir jaraa’id  ku qabtay Khartuum “Waxaan sii wadi doonnaa dadaallada aan ku doonayno in Itoobiya ay noqoto mid xasilloon, oo midaysan, mana jeclin inay burburto Xukuumadodda, Sidaa darteed, waxaan raadinaynaa dhammaan dhinacyada uu khilaafka ka dhaxeeya, mana joojin doonno dadaaladeena”.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaa xusid mudan in Suudaan ay hore ugu yeertay safiirkeedii u fadhiyay Itoobiya, sida ay ku dhawaaqday wasaaradda arrimaha dibadda Suudaan, kadib markii Addis Ababa ay horay u diiday dadaallada Khartuum ee ku saabsan dhexdhexaadinta iyo xabbad joojin laga gaaro dagaalka ka socda gobolka Tigre.

Previous Post

Cabdiraxmaan Cali Axmed oo araga naafo ka ah xaafidul quraana ah oo dalbaday in laga caawiyo xaalad caafimaad daro lasoo deristay

Next Post

Duqa Caasimadda oo kormeeray  goob ay  mashaariic kala duwan  ka waddo dowlada hoose ee Xamar ” SAWIRRO”

Next Post
Duqa Caasimadda oo kormeeray  goob ay  mashaariic kala duwan  ka waddo dowlada hoose ee Xamar ” SAWIRRO”

Duqa Caasimadda oo kormeeray  goob ay  mashaariic kala duwan  ka waddo dowlada hoose ee Xamar " SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In