Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Faraca Jaamacadda Ummadda Ay Ku Leedahay Caabudwaaq

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Faraca Jaamacadda Ummadda Ay Ku Leedahay Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday faraca jaamacadda ummadda ee magaalada Caabudwaaq.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ay wehliyeen qaar kamid ah wasiirrada xukuumadda oo laba kamid ah ay horay wax ugu barateen jaamacadda ummadda ayaa hoolka jaamacadda kula hadlay ardayda wax ka dhigata farca Caabuudwaaq ay ku leedahay jaamacadda ummadda Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maamulka iyo ardayda jaamacadda oo aad usoo dhaweeyay booqashada Ra’iisul wasaaraha ayaa ka codsaday dowladda inay wax ka qabato baahiyaha ay jaamacaddu qabto si loo horumariyo, ayna awood ugu yeelato daboolidda baahida waxbarashada sare ee ay qabaan bushada ku nool deegaannada Galmudug.

Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediay jaamacadda ayaa ardayda ku boorriyay in ay ku dadaalaan waxbarashada si ay qayb uga noqdaan horumarka dalka, waxa uuna dhanka kale maamulka Jaamacadda u ballan qaaday in dowladdu si deg-deg ah wax uga qabanayso baahiyaha hadda taagan.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya.

Next Post

Koofur galbeed iyo Galmudug oo ka wada hadlay shaqaaqadii ka dhacday Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post
Koofur galbeed iyo Galmudug oo ka wada hadlay shaqaaqadii ka dhacday Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb+Sawirro

Koofur galbeed iyo Galmudug oo ka wada hadlay shaqaaqadii ka dhacday Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In