Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan Qado Ah La Qaatay Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur “Sawirro”

Related posts

Ugaaska iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay dowrka dhaqanka ee gogosha dib-u-heshiisiinta Galmdug iyo dib-u-dhiska iyo dhamaystirka hey’adaha dowladeed ee Galmudug.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa ugaaska u sheegay in socdaalkiisa Galmudug guud ahaan uu salka ku hayo sidii reer Galmudug uu ugu caawin lahaa dhismaha dowlad gobaleed loo dhanyahay, sal adag, xariir wanaagsan la leh dowladda federaalka, kana shaqeysa danaha reer Galmudug.

Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur oo Ra’iisul Wasaaraha uga mahad celiyay dadaalka dheeraadka ah ee uu geliyay dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha hey’adaha Galmudug ayaa qadada kadib guddoonsiiyay faras uu u hadiyeeyay

Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu safarka Galmudug ku jiray la kulmay madaxda dowlad gobaleedka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan si loo ballaariyo talada lagu dhisayo Galmudug.

Next Post
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Welcome Back!

Login to your account below

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.