Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Qaaradda Yurub “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Qaaradda Yurub “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Brussels, May, 04, 2018—- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium, ayaa kulamo kala duwan la qaatay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qaaradda Yurub.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa masuuliyiinta ka socotay qaar kamid ah jaaliyadaha Soomaaliya ee dalalka Yurub waxa uu la yeeshay kulamo kala duwan iyada oo qodobada looga hadlay ay u badnaayeen is xog-wareysi iyo sida Qurba-joogtu ay uga qeyb qaadan karaan horumarka balaaran ee ka socda gudaha dalka Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulamada ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay fatahaadaha ka jira qeybo kamid ah dalka iyo sida gurmadka socda ay qeybtooda uga qaadan lahaayeen jaaliyadaha Soomaaliyeed.

Kulamada intii ay socdeen ayaa masuuliyiinta hogaamineysay qurba-joogta kulamada la qaatay Ra’iisul wasaare Kheye waxa ay aad u amaaneen dadaallada dowladda ee ku aadan sidii Soomaaliya ay usoo ceshan laheyd sharafka iyo Karaamaha ay ku laheyd dunida inteeda kale, iyaga oo dhanka kale sheegay in ay gacan ka geysanayaan gurmadka loogu jiro gargaaridda kumanaanka qoys ee dhibaatadu kasoo gaartay fatahaadaha ka dhashay roobabka iyo wabiyada.

–DHAMAAD–

Previous Post

Taliyaha ciidanka Booliska oo lagu soo dhaweeyay Jabuuti “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Dibbada Shiinaha oo qaabishay Suxufiyiin uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Dibbada Shiinaha oo qaabishay Suxufiyiin uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta

Wasaaradda Arrimaha Dibbada Shiinaha oo qaabishay Suxufiyiin uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In