Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gelinka dambe dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug.

Wafdiga Ra’iisul Wasaare Kheyre oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta halkaasi loogu sameeyay kulan sagootin ah oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Mudug, waxaana kulanka kaddib ay Wafdiga Ra’iisul Wasaaruhu u soo amba baxeen magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen madaxa Xukumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka, Wasiiro iyo Xildhibaanno katirsan Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Dhuusamareeb.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo magaalada Dhuusamareeb waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Galmudug  oo uu kala hadli doona dhameystirka Galmudug oo loo dhanyahay.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulamo La Qaatay Odayaasha Ka Shaqeeya Xoojinta Nabadda Iyo Xasiloonida Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Cambaareeyay weerarka  Kismaayo

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay guddiga dib u eegista Dastuurka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Cambaareeyay weerarka  Kismaayo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In