Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xalay kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xalay kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026

 Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeeray qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo u kuurgalayey hawlaha ciidanka ammaanku ay nabadgalyada bulshada ku ilaalinayaan.

Kormeerka waxaa Ra’iisla wasaaraha ku wehliyey Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, ku xigeenadiisa, Taliyaha ciidanka Booliska iyo wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dadka ganacsanayey xilliga habeenkii ka waraysanayay, nolosha magaalada, waxaana uu ciidamada ku dhiiri galiyey inay adkeeyaan halwgalada ka dhanka ah Argagixisada,

Taliyeyaasha ciidanka Booliska ayuu Ra’iisul Wasaare Kheyre kulan kula yeeshay Xeebta Liido, kaas oo ku aadanaa sidii hawlaha nabadgalyada loo xoojin lahaa.

Mudane Xasan Cali Kheyre iyo masuuliyiinta wehlinayey ayaa si gaar ah u kormeeray degmooyinka Xamar Weyne iyo Shibis, waxaana sidoo kale Xeebta Liido ay kula caweeyeen Bulsho halkaasi ku sugneyd oo si nabad ah waqti ugu qaadanayey xeebta.

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Garowe kula kulmay Wasiirka Warfaafinta Puntland

Next Post

Taliska ciidanka Asluubta oo qalab xafiiseed ku wareejiyay Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Next Post
Taliska ciidanka Asluubta oo qalab xafiiseed ku wareejiyay Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Taliska ciidanka Asluubta oo qalab xafiiseed ku wareejiyay Wasaaradda Warfaafinta "SAWIRRO"

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In