Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xalay kormeeray Wasaaradda Shaqada+ Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xalay kormeeray Wasaaradda Shaqada+ Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kormeer howleed ku tagey xarunta Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha iyo arrimaha Bulshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmay howl-wadeenno ku guda jira diyaarinta barnaamijka dib-u-eegista shaqaalaha Rayidka ee DFS, ayadoo loo eegayo heerka aqoonta, Darajada iyo xilka.

Mudane; Kheyre, ayaa xilligii uu tagay wasaaradda oo ay ka socotay shaqada Qaranka uu u igmaday ayaa waxaa halkaasi kusoo dhoweeyay Wasiirka Shaqada iyo Bulshada, Saalax Axmed Jaamac iyo mas’uuliyiin kale.

Ra’iisul wasaaraha Dalka ayaa warbixin ka dhageystay wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda, iyagoo u sheegay in wadeen howlo lagu ogaanayay xirfadda Shaqaalaha, si ay u helnaa tababarro.

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya ayaa madaxda wasaaradda u sheegay in loo baahan yahay in Hal meel laga wada Shaqaaleysiiyo, taasna ay u igmadeen wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha iyo arrimaha Bulshada.

Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheynysa in la xoojiyo aqoonta shaqaalaha Dowladda, si loo helo shaqaale tayaysan oo kasoo dhalaala waajibaadkooda.

Previous Post

Boliiska Hindiya oo qabtay Khaad loo ekeysiiyay Shaah

Next Post

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo u Safray Dalka Ingiriiska

Next Post
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo u Safray Dalka Ingiriiska

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo u Safray Dalka Ingiriiska

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In