Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xudur kula kulmay Gudoomiyaasha degmooyinka Bakool & Odayaasha dhaqanka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xudur kula kulmay Gudoomiyaasha degmooyinka Bakool & Odayaasha dhaqanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa magaaladaas waxaa uu kullan kula qaatay Dhamaan Masuuliyiinta degmooyinka Gobolka Bakool iyo Odayaasha Dhaqanka.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kala hadlay Gudoomiyaaha Degmooyinka sida wanaagsan oo ay kaga qaybteen dagaalka Maleeshiyaadka Al Shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Hey’adaha dhanka gargaarka inay tagaan magaalooyinka kala duwan ee Gobolka Bakool halkaas oo meelaha qaar ka jiraan xaaladu Bani’aadanimo aad u daran.

Dadka shacabka ee Gobolka Bakool ayuu uga mahadceliey sida ay isaga saareen Maleeshiyaadka Al Shabaab ee geesinimadda leh isagoona u sheegay in xudur uusan u tagin in Maamulka iyo Shacabkaas uu wax u sheego balse in wax laga faa’iideysto ay tahay iga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa inta uu halkaas joogo waxaa uu sameyn doonaa in uu tago Xeryaha Ciidanka Qalabka sidda eec halkaas ku leeyihiin iyo meelo kale oo muhiim ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Soomaaliya oo Wareejisay Hogaanka Shirka Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Jamaacadda Carabta “Dhageyso”

Next Post

Soomaaliya oo Wareejisay Hogaanka Shirka Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Jamaacadda Carabta "Dhageyso"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In