Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka “Booliska waa saaxiibka koowaad ee shacabka” SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka “Booliska waa saaxiibka koowaad ee shacabka” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo u wehliyo Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta kormeeray dhowr xarumood oo ay ciidamada booliska ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka iyo taliyaha oo ay wehliyaan saraakiil kale oo ka tirsan booliska ay kormeer ku tegeen xarunta gaadiidka ciidanka booliska, xarunta taliska ciidanka booliska, qebta miino baarista ciidanka booliska, taliska gobolka ee ciidanka taraafikada iyo qeybta guud ee taliska gobolka benaadir, kuwaasi oo ah xarumaha ay ku howgalaan ciidanka booliska.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa dowladda ka codsday in ilgaar ah lagu eego dhalinyarada aqoonta heerka Jaamacadeed leh ee ka tirsan booliska.

“Ciidamada hadda haysta shahaadaa dugsiga sare iyo kuwa heerka Jaamacadeed oo ah mustaqbalkii beri na badali lahaa waxaan dowladda ka codsaneynaa in tixgelin gaar ah la siiyo, lagu dhiiri geliyo howlaha ay bulshada ugu adeegayaan” ayuu yiri Taliya ciidanka booliska.

Ra’iisul ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in la xoojin doono tababbarada la siinayo ciidanka booliska, isagoo xusay in booliska uu yahay baraaaraha shacabka.

“Boolisku waa saaxiibka koowaad ee shacabka, waxaan doneynaa inaan soo celino isku xirka ciidanka booliska iyo shacabka, boolisku waa ilaaliyaha sharciga, maadaama dib u dhis lagu sameynayo ciidanka ninka askariga nuuca aan ka rabno in uu noqdo waxa ay tahy mid u adeega bulshadiisa, kana hortag cadowga dhibta ku haya” ayuu yiri ku-xigeenka Ra’iisul wasaaraha.

BH0A1773  BH0A1852 BH0A1851 BH0A1848 BH0A1842 BH0A1834 BH0A1831 BH0A1818 BH0A1805 BH0A1803 BH0A1801 BH0A1800 BH0A1799 BH0A1798 BH0A1793 BH0A1791 BH0A1787 BH0A1785 BH0A1783 BH0A1782

 

BH0A1863 BH0A1861

 

Previous Post

Maxkamad ku taala dalka Britain oo 15 sano ku xukuntay nin Soomaali ah

Next Post

JEEM CUP ” Da`yarta Emirates oo Barbardhac ka helay Soomaaliya+Sawirro

Next Post
JEEM CUP ” Da`yarta  Emirates oo Barbardhac  ka helay Soomaaliya+Sawirro

JEEM CUP " Da`yarta Emirates oo Barbardhac ka helay Soomaaliya+Sawirro

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In