Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka digay isku day kasta oo lagu marin habaabinaayo Kiiska Ikraan Tahliil.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka digay isku day kasta oo lagu marin habaabinaayo Kiiska Ikraan Tahliil.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu ka digayaa isku day kasta oo lagu marin habaabinaayo Kiiska Ikraan Tahliil.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu wax uu farayaa Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta Sumcadda Ciidamada, dhaawicina karta kalsooni Shacabka Soomaaliyeed .

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

WAR-SAXAAFADEED

•  Ra’iisui Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxuu aaminsanyahay in Dastuurka Kumeel Gaarka ah ee dalka uu saldhig sharci u yahay kala soocidda Awoodaha Sharci dejinta. Fulinta lyo Garsootka Dalka.

•  Ra’iisuł Wasaarahą isagoo maanka ku haya sida uu qabo dastuurka ku meel gaarka ah ee dałka qodabadiisa 105 lyo 106 oo qeexaaya in Garsoorku ka madax bannaan yahay laamaha Dowladda ee Sharci-dejinta iyo Fulinta marka ay gudanayaan xikooda. waxa uu u xaqiijinayaa Shacabka Soomaallyeed in aan kaalinta uga bannaanayn Hay’adaha Fulita kuna samayn karin wax faragalin ah kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

•  Ra’iisul Wasaaraha waxuu la socdaa in maxkamadda ciidamada qalabka sida ka furan yahay gal dacwadeed ku saabsan kiiska Ikraan Țahliil Faarax taasoo waa faqsan qoddobka 34aad ee Dastuurka ku meelgaarka ah oo xaq u siinaya in qof kasta uu xaq u leeyahay inuu dacwad sharciga waa faqsan ka furto maxkamadaha awoodda u leh.

•  Gal dacwadeed makamada horyaalla in loo magacaabo guddi baaris Waa arrin baal marsan Dastuurka iyo shurcuucda dalka. Saxna maahan in hay’ada xubno ka tirsan oo dacwad loo heysta ay qeyb ka noqdaan baarayaasha kiiska taas oo
Liidid ku ah caddaalada u helidda Qooska  kraan Tahalill Faarax Sidaa awgeed.

Ra’iisui Wasaaruhu waxa uu mar kale adkeynayaa in Xeer ilaalinta Maxkamadaha

Ciidamada qaalabka ee gacanta ku haya gal dacwadaeedka kiiska ikraan  ay dardar galiyaan si ay qooyskeedu u helaan caddaalad madax bannaan oo ka maran faragalinta hay’daha fulinta.

•  Ugo danbeyn. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu ka digayaa isku day kasto oo lago marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil, sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu farayaa Taliyayaasha Ciidamada qalabka Sida in ay ka foqaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta Sumcadda Ciidamada, dhaawicina karta kalsoonida Shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo Agab ku wareejiyay Guddiga doorashada Gobollada Waqooyi

Next Post

Duqa Caasimadda oo tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Maqaaxi kutaala degmada Wadajir.

Next Post
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo magacaabay Guddi ka soo tala bixiya Waddooyinka xiran ee Muqdisho

Duqa Caasimadda oo tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Maqaaxi kutaala degmada Wadajir.

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In